Madaxweyne Putin oo saxiixay go’aan dab ku sii shidaya dagaalka uu kula jiro Ukraine

Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa saxiixay go’aan uu madax banaani ugu aqoonsanayo Gobolada Zaporozhye iyo Kherson ee ka tirsan dalka Ukraine ka dib afti uu sheegay inuu ka qaaday shacabka degan labadaas gobol. Mareykanka ayaa sheegay inaanu aqbaleyn wax uu ugu yeeray “natiijada been abuurka ah ee kasoo baxday aftida uu Ruushka ka qaaday Goboladaasi”. … Continue reading Madaxweyne Putin oo saxiixay go’aan dab ku sii shidaya dagaalka uu kula jiro Ukraine